Bogga Daraasado waa hooy aan xaqiiqooyinka, daraasadaha, teknoolajiyada, elegtarooniks, iyo wixii markaa cusub aad ka heli karto. (The page Daraasado is a platform where you can find facts about studies, technology, electronics, and any new information available at the time.)
Qofka xoogiisa maala wuxuu isticmalaa gamcimisa, kan xirfadlaha ahina waxaa uu isticmalaa madaxiisa iyo gacmihiisa. halke qofka Arts(fanka) ku shaqeeya uu isticmaalo, gacmihiisa, madaxiisa iyo qalbigiisa. (A laborer works only with his hands. A craftsman combines his hands and his head. But an artist works with his hands, his head, and his heart. )
Latest Posts
Waa maxay lacagta kiribto? Waa maxay lacagta kiribto? waa suaal qof walba is waydiinayo. Haddaba, kiribatdu waa nidaam lacageed oo digitaal ah(danabaysan). Taas oo ah mid...
Maskaxda faqrinimada Markii hodan nimada laga hadlayo, dadku waxay u kala qayb samaan sadex nooc. Kuwo laga tagay ama dabaqada hoose ah(fuquro). Kuw gaabis ah ama...
Sida u akhrisku muhiim u yahay? Akhrisku muhiimadda uu leeyahay waxaad ka dareemi kartaa oo wax qaadasho iyo fahan kuugu filan, in qur’aankeena waxa ugu horeeya ee soo...
Xeel dheer-idu waa muhiim Dunidaan xawliga ku socota, dadku waxay badanaa isku dayaan inay dhawr hawlood ama mas’uuliyadood hal mar isku qabtaan, taasoo keenta daal...
Xeerka 5 ta ilbiriqsi Ma tahay qof tilaabo qaadi la’ oo wax walba dib dhigta, ma sugaysaa dhiirigelin iyo ku dhiirasho aan weligeed imaanayn? Mase isleedahay in...
Sidee u khasaaraa ? Marka aad akhrido taariikhda iyo sheekooyinka dadka aduunka wax badalay ama guulaha ka gaaray(sida dadka wax ikhtiraacay, ama shirkada asaasay, ama...
Qodob la’aantii qodob la’aantii kab faras wax tar ma ahan, kab la’aanteedna faras saaxada dagaalka wax tar kuma ahan, faras la’aantii dagaal...
1. Noloshaada 6 bilood ku beddel Noloshaada 6 bilood ku beddel, waxaa laga yabaa inay kuula muuqato fikrad aan macquul ahayn, laakiin waa macquul. Adigoo baran kara...
Dhibaatada dib u dhigashada dhibaatada dib u dhigashada oo ah sida adiga oo ay hawl aad muhiim u ah, oo waqtigeedi uu gabaabsi yahay kuu taal, oo aadan weli bilaabin, oo...